XILDHIBAAN SOMALIYEED OO KUKACAY FAL FOOL XUN

xildhibaan ceeboobey oo ficil naxdin leh sameeyey

xildhibaanku waa hagaha umada uumatalo guud ahaan, gaar ahaana waa uqareemaha deegaanka uu kasoo jeedo iyo shacabta uumato ee soodoortay.

xildhibaanka waxaa lagu doortaa aqoontiisa, sharafta iyo sumcada uu bulshada kudhexleeyahay akhlaaqiyan iyo diiniyanba, waayo wuxuu hormuud uyahay umada inta kale.

hadaa nahay umad somaliyed waxaynu wax kudooranaa qabiil iyo reer hebel iyo wax quruna oo aduunka iyo umada caalamkuba kagudbeen,  waxaynu masiirkeena ku aaminaa kan qabqablaha ah kan aan akhlaaqda iyo sumcada iyo sharafta bini aadamkaba waxba ka kasayn, taasna waa hormuudka burburka iyo baaba'a wadanka.

aan kula wadaago fal uu kukacay xildhibaan somaliyeed kana mid ah kuwa hada jira ee farmaajo

waxaa dhacday maalin dhaweyd oo an forgayn in xildhibaan kamida xildhibanada somaliyeed ay utagtay gabadh ay isku degaan yihiin isla markaana qaraabo dhow yihiin, waxay ugu tagtay gabadhaasi inay xildhibankeda waydisato shaqo inuu laraadiyo gtabna siiyo maadama uu xildhibaankeda yahay, gabadha waa agoon ah isla markaana dooneysey inay daboosho baahida qoyskeeda sida caruurta ka yaryar oo ay noloshoda ukafaalo qaado, kadib markay utimaday oo lahadashay arinkodana uga shekaysay wuxuu uqabtay balan wuxu dhahay xiligaas ii imow adoo keligaa ah, wuu damaaciyey oo nafteeda ayuu doonay inuu xumaan kusameeyo, xiligii balanka ayay gabadhi wil walalked ah horay usoo kaxaysatay, waxya uyimaden xildhibaanki kolkay uyimadenba oo uu arkay in lala socdo ayuu balan kale uqabtay, gabadha yar ma fahansana waxa uu ula danleeyey keligaa, maalin kale ayay hadana utimaday ayado wilki wadata, markaan xildhibanki wuxuu gabadhi kudhahay gabarey hadaa donayso shaqo fican iyo wax balboo aad kuqanacsantahay waa inaad keligaa ii timaadaa si aan uwada raxaysano, ceebey tacaal gabadhi yarayd wey naxday filan waa ayay kunoqotay waxa uu xildhibankeda kula hadlay isagoo nin weyn ah oo ay miciin soo biday, wey carartay aydoo oynaysa aadna unaxday aadna uga niyad jabtay wixi ay donaysey.

runtii waa wax aad loga naxo in xildhiban dhan oday ah masuul ah uu waxaas oo kle kukaco ama shardi xumaan ah uu ubareero waa aduunyo isdaba marsan.





fadlan share garee


Share:

No comments:

Post a Comment

Recent Posts

3/recent/post-list

Popular Posts

Recent Posts

Unordered List

  • Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit.
  • Aliquam tincidunt mauris eu risus.
  • Vestibulum auctor dapibus neque.

Pages

Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.