5 Siyaabood Oo Aad U Kodhin Karto Awooda Iyo Fahamka Maskaxdaada





1 Jimicso: Cilmi baaris la sameeyay ayaa lagu ogaaday in jimicsigu hagaajiyo caafimaadka maskaxda isla markaana uu wanaajiyo xasuusta qofka iyo fahamka.
SADDEX IYO TOBAN CAADO OO SI DARAN U BURBURIYA MASKAXDA AADAMAHA, KA DIGTOONOOW:  RIIX hALKAAN
2 Cunto Fiican Cun: dhakhaatiirta mastaxda ayaa isku raacay cunista khudaarta iyo qamadiga inay u fiicanyihiin caafimaadka guud ee maskaxda, sidoo kale waxay intaa ku dareen in cunista kalluunka, lowska nuuca layiraahdo Walnuts ama cunnooyinka kale ee laga helo maadada loo yaqaan omega-3 fatty acids ay u wanaagsanyihiin maskaxda.
3 Hurdo Fiican Seexo: Koox cilmibaadheyaal ah ayaa natiijo ay dhowaan soo saareen ku sheegay in habeenkii oo si fiican loo seexdaa door weyn ka ciyaarto qaybta xifdiga ee maskaxda oo si wanaagsan u shaqaysa iyo awood waxbarasho oo uu qofku yeesho maskax ahaan.
Daraasado hore oo laga sameeyey hurdada iyo samaynta ay ku leedahay maskaxda ayaa lagu sheegay in hurdadu maskaxda ka nadiifiso waxyaalaha sunta ah ,kana saarto, tanina waxay noqonaysaa mid kale oo kamid noqonaysa faa’idooyinka ay hurdadu u leedahay maskaxda….
10 Qodob Oo Kuu Sahlaya Inaad Heshid Habeen Kasta Hurdo Raaxo Leh: RIIX HALKAAN
4 Iska Dhin kadeedka (Stress-ka):  kadeedka oo aad iska yarayso waxay hoos u dhigaysa khatarta inuu kugu dhaco xanuunka loo yaqaan dementia.
Lix arrimood oo aad ku dhimi kartid Kadeedka (stress):  RIIX HALKAAN
5 Bulshada Ku Dhex Jir: tani waxay kaa caawinaysaa kicinta maskaxda iyo dhimidda kadeedka ama stress-ka sidoo kale waxay yaranaysa halista inay kugu dhacaan cuddurada maskaxda ku dhaca sida dementia iyo Alzheimer’s.

W/Q CAYNAD ABDULAHI HASSAN
EMAIL ; caynad72@gmail.com
tell ' 0907724523

Share:

No comments:

Post a Comment

Recent Posts

3/recent/post-list

Popular Posts

Recent Posts

Unordered List

  • Lorem ipsum dolor sit amet, consectetuer adipiscing elit.
  • Aliquam tincidunt mauris eu risus.
  • Vestibulum auctor dapibus neque.

Pages

Theme Support

Need our help to upload or customize this blogger template? Contact me with details about the theme customization you need.