Falaanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Madrid Derby Ee Atletico Madrid Vs Real Madrid, DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
HILLARY: - Ma rabin in aan guriga kasoo boxo kaddib guul-darradii doorashada. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
Ciyaaryahanka Branislav Ivanovic oo kusiijeeda Spain DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
Ciyaaryahanka MESSI oo sheegay in uu ka tagi doono Barcelona wuxuuna sheegay in uu aadayo Naadiga Manchester? DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
DONALD TRUMP OO LA KULMAY TAAGEERAYAASHIISA PENNSYLVANIA. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
Iyada oo ay ka harsan tahay afar maalmood oo qura doorashada madaxtenimo ee dalka Mareykanka ayaa waxaa uu musharraxa xisbiga Jamhuuriga wali wadaa ololihiisa doorasho
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO SOO DHOWEEYEY BILOWGA DOORASHOOYINKA BAARLAMAANKA. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
DIBAD BAX LOOGA SOO HORJEEDO XASAN SHEEKH OO KA DHACAY GURI-CEEL. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
CALI YUSUF CALI XOOSH OO NOQDAY XILDHIBAANKII UGU HOREEYEY AQALKA HOOSE EE SOOMAALIYA. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
Fikirka iyo Nolosha – W/Q. Mohamed Abdulahi Hassan “Caynad) inShare in dangorayo.blogspot.com
- Heerkii Dareemaha: oo ahaa in ay dadku ka fikiri karaan oo keli ah ilaa inta ay dareemayaashoodu gaadhsiisan yihiin ama uu qofku cabbiri karo, malayn karo, isla markaasna fahmi karo xaaladaha ay shantiisa dareeme la falgali karaan oo qudha.
- Heerkii Falsafiga: oo ahaa marxaladdii ay u gudbeen dadku in ay ka fikiraan astaamaha dabiiciga ah iyo muuqaalka adduunkan iyo waxiyaabo kale oo aanu suurayn karin qof fikirkiisu ku kooban yahay dareemayaashiisa, sida: nolosha, dhimashada, abuurta, iyo abuuraha.
- Heerkii Cilmiga: oo ahaa wakhtigii la daahfuray culuumta ay dadku ku awoodeen in si xawli ah ay isu dhex galaan oo ay sameeyaan tijaabooyin faro badan iyada oo la adeegsanayo qalab iyo farsamo hor leh oo si toos ah wax looga ga ogaan karo dhulka, meerayaasha, hawada, badaha iyo wixii la mid ah. Waxa la helay cilmi turjumi kara macluumaadkii la soo ururiyay iyo in la abuuro afkaar kala geddisan oo lagu dabbakhi karo aayaha nolosha iyo noolaha labada ba.
Source: http://www.weedhsan.com/index.php/qalinleyda-weedhsan/3-the-magazine-fikirka-iyo-nolosha-w-q-sakariye-saxardiid-awaare
Guardiola oo Difaacay goolhaye Claudio Bravo Sheegayna in Barcelona xitaa 11-Ciyaartoy ineysan Celin karin !
DEG DEG: Barcelona & Messi oo si xishood la’aan ah ku marti qaaday Macalinkoodii hore iyo Moenchengladbach oo badisey. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
XOG ” Ronaldo oo doonaya in Philippe Coutinho uu kusoo biiro Real Madrid. DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
Xiddig ka tirsan Barcelona oo gacan ka taagtay Aguero” Wax walba wuu sameyn karaa, DANGORAYO.BLOGSPOT.COM
OLOLAHA BAC GURIDA OO KABILOWMAY DEGMADA DANGORAYO
waxaa abaabul aad usareysa sameeyey dhalinyarada degmada waxayna si iskood ah ugarteen inay deegaankooda kanadiifiyaan bacaha oo khatar weyn ku ah dhirtii uu arigu daaqi lahaa ama bilicda noqon lahayd.
runtii sidaan ognahay dhalin yarada waa ubaxa wadanka, waxay ubaahan yihiin wax haga oo jihada saxda ah tusiya marwalba, waxay diyaar layihiin xoogooda si ay u hor mariyaan degamadooda.
dhalin yarada maanta qashin ururinta sameeyey iyaga ayaa iskood ugartay in bacdu ay khatar weyn uleedahay deegaanka isla markaan ayaa isu xilqaamay siday uga hortegi lahaayeen, iyagoo aan latashan maamulka degmada iyo cidkaleba. fikirkooda ayaga ayaa lahaa. waxayna muujiyeen sida ay degaankooda ujecel yihiin diyaarna ugu yihiin horumarkiisa iyo bilicdiisaba. waxay u shaqeeyeen si hagar la' aan ah. aad ayayna ugu amaanan yihiin.
waxaa soobooqday wax qabadka dhalin yarada la qiirooday maamulka degmada oo uu ugu horeey0 gudoomiyaha degmada MUKHTAAR ABDIRAHMAN HAJI.oo runtii ah nin aad ubooriya dhalin yarada marwalba islamarkaana mar walba jecel bilicda deegaanka, sidaan ognahayna hada kahor markuu gudoomiyaha ka ahaa degmada uu aad uga qayb qaadan jirey bilicda degmada iyo ururinta bacaha dhirta wax udhimaaya. sidoo kale wuxu aad ubooriyey dhalin yarada sida wanangsan ee ay isu abaabulen una garteen horumarinta degaankoda, wuxuuna shegay inay doorkooda kalin weyn kaqadan doonaan insha allah.
ololahaan maahan mid maanta keliya ku eg, ee waa madi manta bilowday, socon doonana ilaa degaanka laga xaalufiyo bacaha iyo qashinka.
maamulkana iyo dowlada hoose waxaa loga baahan yahay siday mar walba ula socon lahaayeen bilicda iyo nadaafada deegaanka. waxa loga baahan yahay inay sameeyaan melihii qashinka lagu ururin lahaa, sido kale inay sameeyaan gudi marwalba kantaroola cida degaanka wasaqaynaysa ama dhib ugeysanaysa.
WORK SHOP KUSAABSAN SIDII DEGMADA DANGORAYO BIYO GELIN LOOGU SAMAYN LAHAA AYAA KA FURMAY MAANTA DEGMADA.
Waxaa maanta oo ahayd arbaca 5/oct/2016 kafurmay degmada dangorayo work shop looga hadlaayey sidii degmada looga hir gelin lahaa biyo gelin.
Waxaa barnamijkaan iska kaashanaayey hay'adaha kala ah BSAWEN IYO NRC.
Waxaa kasoo qayb galay work shopkaan oo loqabanayey gudiga biyo gelinta magaalada.
Waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kasocotey labada hay'adood iyo maamulka degmada dangorayo.
Waxaa daahfuray workshopkaan lagu baranaayey wax tarka iyo sida loga wada shaqayn karo biyo gelinta magalada Gudoomiyaha degmada dangorayo
MUKHTAAR ABDIRAHMAN HAJI. Wuxuu sheegay inay aad usoo dhaweynaayeen barnamijkan biyo gelinta ah islamarkaana uu waxtar balaaran uleeyahay degmada dangorayo iyo degaankedaba.
Insha allah waxaa larajaynaya sanadka danbe in degmada dadku ay wada helaan biyo gelin dhamaystiran. Isla markaana guri walba lageliyo tuuboyinka biyaha.
Waaana wax qabadki ugu horeeyey gudoomiyaha cusub ee degmada.